Wednesday, May 19, 2010

Abdiwali Muse, Somali Pirate pleads Guilty to Piracy Charges

A Somali suspect who became the boyish face of 21st-century piracy pleaded guilty on Tuesday to charges he hijacked the American ship and kidnapped its captain. He know faces 27 years in jail as the minimum sentence. Watch Video on Waatv.com

in reference to:

"A Somali suspect who became the boyish face of 21st-century piracy pleaded guilty on Tuesday to charges he hijacked the ship and kidnapped its captain"
- WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Friday, May 14, 2010

Hees Wadani ah: Qaran by Faarax Xaaji - Hees loo qaadayo Calanka

Fanaankan waa mid jecel dalkiisa iyo dalkiisa sidaa darteedna u qaadaya hees aad u dhiiro gelineysa isla markaana ku waanineysa inay iska dhaafaan dhibka ay iyagu isu geysanayaan. Dhagayso ama daawo heestan qaali ah mudanna in la maqlo. Hoos ka furo linkiga heestan

in reference to: Somali Chat and Blog: Hees Wadani ah: Qaran by Farxaan Maxamed Xaaji- Qiima Badan Calankeenii (view on Google Sidewiki)

Monday, May 10, 2010

Video ah Munaasabadii Soo Dhoweynta Madaxweynaha Galmudug ee Ka Dhacday London

Maxamed Axmed Caalim oo Safar kujoogay London, England ayaa loo qabtay musaabad balaaran oo ay isugu imaadeen in ka badan ilaa 1000 qof oo isugu jiray ajnabi iyo Soomaaliba. Manaasibadan oo lagu soo dhoweynayay madaxweynaha Galmudug ayaa aheed mid heer sare u dhacday uuna ka qudbeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamad Axmed Caalim. Hoos ka daawo Videoga munaasabadda.

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Sunday, May 9, 2010

Somali Mother too Afraid to Teach her Children about Somalia

So young and so innocent they are. Your children are your peace and happiness and what gives your soul its meaning. Your goal in life is teach your children who they are and where they come from, their parents' history and that of their ancestors. So, when they grow old enough to ask, you're proudly pass on your heritage to them. Unfortunately, one Somali mother is at a loss for thoughts. She is too afraid to tell her young child about her war torn country. So she cries out to the world hoping someone will put things in prospective and perhaps explain to her how to put Somalia into child friendly words so she describe it in a happy and child save way. This mother's name is Ifrah A. Ibrahim. Read the full blog below.

in reference to: Somalia online: What should I tell my children about Somalia? In celebration of Mother’s Day (view on Google Sidewiki)

Friday, May 7, 2010

Shabakadda Dalkanews.com oo ah Mid Wararka Kusoo Gaarsiineysa

Webka Dalkanews.com ayaa ah mid laga helo wararka quseeya Soomaaliya oo is daba tixin si maalinle ahna u soo baxa. Ugu yaraan 10 war oo cusub ayaa maalin walbaa la soo geliyaa dalkanews.com waxaana aad ka heli kartaa warar xiiso badan iyo weliba ku qaas u ah shabakadaas. In kastoo dad badani ay soo galaan dalkanews.com, hadana waxaad arki kartaa in aqristaha uusan ka dhamaan aqriska webkaas oo ay ku mashquulaan inay aqriyaan wararka oo dhan si ay uga bogtaan oo ay isku qanciyaan ogaanshaha waxa ku cusub dalka soomaaliya.

Warbaahinta Soomaaliyeed dalkanews.com waxay ka gashay kaalin weyn maadaama ay tahay shabakad dhexdhexaadi ah oo dad badan ku xiran yihiin. Dadka aqrista dalkanews.com waxay kala joogaan dunida dacaladeeda sida Sweden, Norway, England, Finland, iyo wadamo badan oo Europe ka tirsan. Sidoo kale waxaa dalkanews.com laga soo galaa United States, Canada iyo weliba Mexico. Balse waxaa intaas dheer dadka faraha badan oo jooga Africa sida Jabuuti, Yemen, South Africa, iyo India oo iyaguna si maalinle ah dalkanews.com warka uga aqrista.

Si kastaba, dalkanews.com waxay kuusoo gudbineysaa warar dhexdhexaadi ah oo si maalinle ah aad uga heleyso. Sidoo kale waxaa sii dheer in Aragtida Aqristaha ay si xaqaani ah usoo bandhigaan iyagoon ka reebin kuwa ka soo horjeeda aragtidooda, taaso ka dhigeysa dalkanews.com web siteka kaliyah ee si dhexdhexaada usoo bandhigta waxa ay aqristayaashoodu qabaan.

Waxaad kaloo dalkanews.com ka heli kartaa sawirro cusub, videoyada wararka soomaaliya, iyo weliba videoyada quseeya soomaalida degan dunida dacaladiisa sida kuwa dhacdooyinka, kuwa barnaamijyada kasoo baxa europe iyo mareykanka sida wargelin, waryatv iwm.

Sidaa darteed, waxaan dhihi karnaa dalkanews.com waa web site kaaga filan dhanka wararka, opinions iyo entertainment oo daily ah. Gaar dalkanews.com SOmali Global News

Thursday, May 6, 2010

IskuFilan Girls: Gabdho Soomaaliyeed oo Fanaaniin ah

Wednesday, May 5, 2010

Shacatiro aan Caadi aheyn - Cabdixakiim BR

Ila qosol. Wiilkan waa kii 'Sheekooy Ku Nacay'. Ayaamahan wuxuu wadaa inuu ka shacatireeyo hoolalka Soomaalidu leedahay. Daawo Shacatirodan. Hoos riix - Adigaa qosol la ooyn doonee.

in reference to: Dalkanews Videos - Xulka Shactirda - Habeenkii Cabdixakiim (view on Google Sidewiki)